Madaxweyne ku-xigeenka Sudan Riek Machar oo qaabilay danjiraha Somalia (Sawirro)

Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Koofurta Sudan Ambassador Xuseen Xaaji Axmed ayaa magaalada Jubba ee caasimadda dalkaas kulan kula qaatay madaxweyne ku xigeenka koowaad ee K/Sudan Riek Machar. Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimo muhiim u ah xiriirka iyo iskaashiga labada dowladood. “Waxaan gaarsiiyay salaan aan uga sida madaxda Qaranka waxaana uu iga codsaday … Continue reading Madaxweyne ku-xigeenka Sudan Riek Machar oo qaabilay danjiraha Somalia (Sawirro)